Waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah salaadiintii ugu saamaynta badnaa ee soo maamulay dunidan, magaciisu waxa uu baqdin iyo argagax ku beeri jiray boqoradii reer galbeedka, 46 sano oo uu xilka hayey boqor Sulaymaan Al-qaanuuni waxaa lagu tiriyaa inay ahayd xiligii dowladda Cusmaaniyiintu ay ugu awoo…
Sii akhri ....Marka aad dib u akhrisid dhigaalada ma hadhooyinka ah ee umadi lahayd waxaad arkaysaa in umad walba ay leedahay halyeeyo magacooda ku qoray baalal dahab ah, kuwaasoo ka tallaabsaday caqabado faro badan oo soo waajahay, Marka aan ka hadlayno dalka malaysiyana waxaa hubaal ah in mahaatiir maxamed uu yahay horseed…
Sii akhri ....Sanad walba Marka la Gaaro xiliyadan waxaa caado ah in ardaydu isku diyaariyaan Galida imtixaanaadka gunaanadka u ah sanad dugsiyeedka, waxaa bilowda diyaar garow iyo dadaal dheeraad ah oo ay ardaydu ku doonayaan ka guul gaarida imtixaanadaasi si ay uga mira dhaliyaan juhdikii waalid iyo macalin …
Sii akhri ....Uma Iman Halkan si aan u noqdo aamusane, waxaan u qaaday xilkan si aan u noqdo qf u dooda dadka aan matalo xaqiiqdana daaha ka fayda Waxay ku tilmaamaan taageerayaasheedu geesiyad aan la gaban aragtideeda, halka mucaaradkeeduna oo uu ugu horeeyo madaxweynaha maraykanku ay ku tilmaamaan inay lid ku ta…
Sii akhri ....
Social Icons